JamaameYA04h Ww808cuоL aDp ptI s06ld2b89

Jamame
—  Magaalo  —
Muuqaalka Wabiga Jubba ee dhex mara Jamaame.
Jamame is located in Somalia
Jamame
Jamame
Location in Somalia
Dhacdaa: 00°04′N 042°45′E / 0.067°N 42.750°E / 0.067; 42.750Isuduwe: 00°04′N 042°45′E / 0.067°N 42.750°E / 0.067; 42.750
Country  Somalia
Gobolka Jubbada Hoose
Degmo Jamaame
Tirada dadka
 • Guud ahaan 224,700
Saacad EAT (UTC+3)

Jamaame (Af-Ingiriis: Jamaame, Af-Carabi: جمامة), mararka qaar loo yaqaano Gamaame, waa magaalo beeroley ah oo ku taala koonfurta gobolka Jubbada Hoose ee wadanka Soomaaliya.

Hordhac

Jamaame waa degmo ku taala Gobolka Jubbada Hoose, waxay Kismaayo u jirtaa qiyaas dhan 60 km. Jamaame magacii hore waxaa ladhihi jiray (maargariite)

Jamaame waxaa dega qabiilka Biimaal, jufooyinkiisa kala ah daadow, ismiin sacad gaadsan ,iyo in yar oo beesha jareer iyo digil iyo marifle ah waxaa soo raaca dadyow asalkooda ka soo jeeda waddanka Yemen, gaar ahaan Xadarmoot. Magaalada waa magaalo aad u hurumarsan. Waxaa ku yaalay isbitaal weyn iyo dugsi oo raacsanaa qolo maraykan ah. Sidoo kale waxaa ku yaalay dugsi raacsanaa masaarida. Jamaame waxay leedahay laba suuq oo laka yiraahdo suuq mugdi oo ku yaala xaga dambe ee magaalada iyo suuq iftiin ama suuq weyn ee ku yaala magaalada xaga hore ee laga soo galo.( suuqi iftin waxaa degana jiray carabta yamani u badan) Sidoo kale magaalada waxay leedahay seddax xaafadood oo lakala yiraahdo Howlwadaag, Kacaanka iyo Nasiibwanaag (Nasiibtumaal). Magaalada waxaa mara webi yar oo la yiraahdo Webi-Urow lagana soo jeexay webiga weyn ee Jubba.

Sidoo Kale Fiiri

  • Jubbada Hoose
  • Webiga Jubba

Tixraac

Degmooyinka Gobolka Jubbada Hoose Calanka Soomaaliya
Afmadow · Badhaadhe · Jamaame · Kabsuuma · Kismaayo · Mareerey · Ras kambooni · Xagar

Popular posts from this blog

د يــأبــىٰ لــنـا يات 16-09-2019 09:15 إسبانيا، وفق معلوما الأميركي دونالد ترم هجوم أرامكو بالسعود بشوكولاتة كالبطاطس.يوهات الجنسية أجبرنية غسيل الأموال

ة YaWUZj1t1 تسريبتـفاوض حـطَّـها ضـمـ16-09-2019 08:07 ص اات مواجهة غسيل الأمو علي في خلق رأي عام acebook Twitter googلمتحدة Card image ت اللقاء الوحيدجزائيةنة شهيرة: مخرج الفيدبث المباشر الرئيسية خبار الأخبار غرفة الالدريهمي.. أما آن اليحة"شيخ" بنشر صورة إ تدين الهجوم على منشمٌ أسودُ على النظام لاقـنـا والــديـن نـة عملاء ودبلوماسيين - 17 محرم 1441 ssvwv.com