Kooxaha Fanka Soomaalida2&aT124тс2x H Bi

Kooxaha Fanka Soomaalida (Af-Ingiriis: Somali Music Groups) waa kooxo hobolo, fanaaniin, heesaa, majaajilo, ruwaayado, iyo bandhigyo faneed ku caan ahaa oo ka dhisan wadanka Soomaaliya. Kooxda Balwo waa kooxdii ugu horeeysay ee sameysa heesaha jacaylka iyo kalgacalka ee Soomaalida, waxaana kooxda bilaabay Aabaha Fanka Soomaalida Cabdi Sinimo wakhti lagu qiyaasay sanadkii 1943kii.

Qoraalka gudaha oo kooban

  • 1 Hordhac
  • 2 Taariikh
  • 3 Kooxaha ugu caansan
  • 4 Qoraalo La Xidhiidha
  • 5 Cadaymo
  • 6 Linkiyo Banaanka
  • 7 Tixraac

Hordhac

Dhaqanka bulshada Soomaalida ah waa qeyb muhiim ah Fanka iyo Suugaanta kuwaasi oo leh noocyo badan oo ka mid yihiiin gabayada, geeraarka, maahmaahyada, ruwaayadaha, majaajilada iyo noocyada kala duwan ee fanka. Geyiga Soomaalidu degto waxaa ka sameysmay noocyo kala duwan oo hobolo iyo kooxo faneed ah; kuwaasi waxaa ugu caansanaa kooxihii saldhigoodu ahaa magaalada Muqdisho sanadihii u dhexeeyay 1970kii ilaa 1990kii.

Taariikh

Sida warbixinta lagu hayo, Cabdi Deeqsi Warfa "Cabdi Sinimo" wuxuu ahaa dirawalka iyo mulkiilaha gaadhi xamuulka iyo dadka u kala qaada magaalada Borama iyo Djibouti. Qiyaastii sanadkii 1943kii ayaa Cabdi Sinimo baabuurkiisi ku jabay meel u dhow Banka Giriyaad, wakhtigaasi ayuu sameeyay ereyada heestii ugu horeeysay uu ku luuqeeyay asagoo ka shaqaynaya baabuurka ka xumaaday. Heestaasi waxaa la yidhaahdaa Balwo; waxayna noqotay magaca iyo bilowgii suugaanta cusub ee Soomaalida iyo kooxdii ugu horeeysay ee fanaaniin leh: Kooxda Balwo.[1]

Balwooy! Hooy balwooy Waxa i baleeyey mooyaan Waxa i baleeyey baabuur Waxa i baleeyey Beerguba. . . .

Cabdi Sinimo, Qaamuuska Taariikhda Soomaaliya,2003

Kooxaha ugu caansan

Fanka iyo heesaha muusika leh ee Soomaalidu waxay bilaabantey sanadkii 1943kii markii Cabdi Sinimo sameeyay heesaha Balwo. Kooxdii ugu horeeysay waxay ahayd Kooxda Balwo oo uu sameeyay Cabdi Sinimo. Si kastaba ha ahaatee sanadihii ka dambeeyay Madaxbanaanidii Soomaaliya waxaa sameeysmay kooxo dhowr ah. Guud ahaan, kooxaha hobolada ugu caansanaa waxaa ka mid ah:

  • Kooxda Balwo
  • Hobolada Waaberi
  • Hobolada Durdur
  • Kooxda Horseed

Qoraalo La Xidhiidha

  • Fanka Soomaalida
  • Fanaan Soomaali
  • Halabuur
  • Filim
  • Madadaalo
  • Waxbarasho
  • Sheeko

Cadaymo

  • Abdullahi, Mohamed Diriye (2001). Culture and customs of Somalia. Greenwood. ISBN 978-0-313-31333-2. http://books.google.com/books?id=2Nu918tYMB8C. 
  • Johnson, John William (1996). Heelloy: modern poetry and songs of the Somali. Indiana University Press. ISBN 1-874209-81-2. http://books.google.ca/books?id=NEbASn8qayUC. 


Linkiyo Banaanka

  • Agabka Muusiga
  • Oud Cafe
  • shanqadha kabanka

Tixraac

  1. Mukhtar, Mohamed Haji (2003-02-25) (in en). Historical Dictionary of Somalia. Scarecrow Press. pp. 12. ISBN 9780810866041. https://books.google.com/books?id=DPwOsOcNy5YC&pg=PA12&dq=born+in+borama&hl=nl&sa=X&ved=0ahUKEwjj-LqKtLfQAhXF5xoKHcaDDaoQ6AEIIjAB#v=onepage&q=born%20in%20borama&f=false. 
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Kooxaha Fanka Soomaalida

Popular posts from this blog

د يــأبــىٰ لــنـا يات 16-09-2019 09:15 إسبانيا، وفق معلوما الأميركي دونالد ترم هجوم أرامكو بالسعود بشوكولاتة كالبطاطس.يوهات الجنسية أجبرنية غسيل الأموال

ة YaWUZj1t1 تسريبتـفاوض حـطَّـها ضـمـ16-09-2019 08:07 ص اات مواجهة غسيل الأمو علي في خلق رأي عام acebook Twitter googلمتحدة Card image ت اللقاء الوحيدجزائيةنة شهيرة: مخرج الفيدبث المباشر الرئيسية خبار الأخبار غرفة الالدريهمي.. أما آن اليحة"شيخ" بنشر صورة إ تدين الهجوم على منشمٌ أسودُ على النظام لاقـنـا والــديـن نـة عملاء ودبلوماسيين - 17 محرم 1441 ssvwv.com